Bulsha:- Magaalada Qaahira ayaa waxaa kunool Soomaali aad u tiro badan waxaana jirta in ay dhacdo inay soo gaaraan odayaal guurdoon ah oo isfahanwaa soo dhex maray xaasaskoodii ay ku qabeen Yurub iyo Mareykanka ama kuwo aan waliba salaamin naag mar marna .
kusheegayaan inay dalkii kasoo tageen 20 sano kahor intaasna ay ku mashquulsanaayeen aduun balse markii ay madaxooda ka arkeen cirro waxey go’aan
sadeen inay soo aadaan dalka Masar si ay usoo helaan
gabar yar oo wax baratay ama gabar asluubta Soomaalida iyo iyo Diinteedii ku ad adag salse qisadan ayaa ka duwan kuwii hore.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment