Bulsha:- Ramadaanka waxaa laga yabaa inaadan u helin xaaskaaga waqti fiican ama waqti dheer waayo waa bil cibaado, waxaad ku mashquulsan tahay soonka iyo salaadda taraaxwiixda, sida la ogyahay soonka wuxuu ka hortagayaa shahwada, qofka marka uu iska yareeyo cuntada kacsigiisa wuu yaraadaa.
bisha ramadaan waa bil barakaysan, laakin haddii aad rabto inaad galmo la samayso xaaskaaga waxaa kuu banaan inaad samayso habeenkii keliya, maalinti lama oggola waxaa lagaa rabaa inaad ka fogaato xitaa istiinka maalinta ramadaan waxaa laga yaabaa inaad ku fakato.
marka habeenkii goorma ugu fiican
waxaa fiican waqtiga aad ka soo laabato taraawiixda oo cuntada kugu degto , haddii aad u tagto marka aad afurto kaddib waxaa laga yaaboo inaad cudur ka qaado waayo calooshaada way buuxda galmada uma fiicna caloosha buuxda, sidoo kale marka aad saxuurato iyaduna ma fiicna waayo calooshaada way buuxda sidoo kale waxaa laga yaabaa inaad tabar u weyso soonka waayo jirkaaga waxaa ka baxay nafaqo muhim ah.

marka xiliga galmada ugu fiican waa waqtiga u dhexeeya saxuurta iyo afurka
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment