Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Wariye Cabdisalaan Hereri magaalada Kismaayo kula yeeshay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Madaxwayne Farmaajo ayaa ka hadlay Qorshaha Dawlada, Xidhiidhka kala dhexeeya maamulada, Safarka uu ku tagay magaalada Kismaayo, Qorshahooda ku aadan dib u dhiska dalka iyo Amaanada.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment