Bulsha:- Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si wayn Isugu diyaarinaya Munaasibada Ciida, Iyadoo ay Mashquul yihiin Suuqyada waawayn ee Soomaalidu ay Leedahay.
Ma waxaad joogtaa Muqdisho Mise Hargeisa, waa Su’aalaha aad is waydiinayso Marka aad dhexmarayso Suuqyada Minnesota, Warbixin Xiiso leh waxaa ka diyaariyey Wariyaha VOA Daawasho Wacan.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment