Bulsha:- Stratolaunch oo diyaaraddan lagu magacaabo ayaa waxaa lagu soo bandhigay gobolka California ee dalkaasi Mareykanka, waxaana lagu wadaa in ay dhowaan bilowdo duullimaad dhanka dayaxa ah si ay ugu qaado halkaa dalxiisayaal iyo sahayda dayax-gacmeedyada.
Ballaca diyaaraddan ayaa lagu sheegay 116 mitir, waxaana ay howl bilaabi doontaa sannadka 2019-ka, sida uu qorshuhu yahay.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment