Wiil ayaa gabar waxaa uu lahaa saxiib in badan waxaa uu isku dayay in uu waridkeed ka doono lkn arintaas ma aysan u suura galin markaas kadib waxaa ay labadooda ku heshiyeen in si hoose isku guursadan calashaan in ay is masafeystay waan ay isku raaceen arintaas.
Lakiin arinta ayaa adkaatay kadib markii gabadha aan loo ogoleen in ay guriga ka baxdo waayo hadii magalada la maago ha laga xiro taas suuura gal mahan waayo gabadha walalkeed ayaa magalada ku sugan sidaas darteed waxaa loo bahaanyahay in la masaafeeyo.
Wiilkii gabadha rabay ayaaa waxaa tashi la sameyay wiil ay saxiibo yihin oo babuur wata waxaana uu u sheegay arinta uu rabo wiilkii saxiibkiisa haa arin fiican u keenay wiilkaan rabay in uu gabadha guursado.
Arinta uu keenay wiilka ayaa aheed arin cajiib ah waxaan uu u sheegay in gabadha ayado muqdisho joogta uu isku xiro maxaa yeelay waxaa uu yiro sxb wiilka la dhashay gabdha ayaa magalada ka wadaa oo waxaan geynaa meshaa masafada laga soo xiro oo ah dagmada Walanweyn kadib markaas muqdisho iskaga xir gabarta.
Cajiib wiilkii ay ayaa farxay kadib waxaa uu keenay wiilkii lacagti gaariga shidaalka lagu shubi lahaa garigi ayaa shidaalka lagu shubay kadib wiilkii gaariga waday ayaa waxaa uu u tagay wiilkii la dhashay gabarta waxaa uu sheegay in uu u socdo Walanweyn uu rabo in uu halkaas u raaco wiilkii ayaa arinta yeelay kdib wiilkii ayaa waxaa loo waday Walanweyn markii ay meesha gareen ayuu wiilkii soo wacay sxbkiis waxaa uu yiri sxb meshii kala tuur waan joogtaa dagmada Walnweyn.
Wiilkii ayaa gabartii waday waxaana uu keenay guri u dhaw xaafada ay daganyhiin gabarta waxaana uu isku xiray cajiib waligaa sidaan oo kale dad ma u qiyaantay cajiib sheeko cuusb cajiib.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment