Hadaba sawir Sara Ali Khan oo xiran dharka Bikini loo yaqaan oo ay rajistiin iyo kastuumo kaliya ayadoo wadato ayaa laga soo bandhigay waana sawir hadal heyn xoogan Internet-ka ka abuuray.
Sawirkaan waxaa barta Instagram-ka soo dhigay Vikas Gupta oo ah shaqsi caan ku ah inuu filimada musal salka maal galiyo weliba sawirka Sara isaga ayaa kula jiro.
Laakiin Vikas Gupta saacado kooban kadib sawirkaan wuu tir tiray inkastoo uu markaas sawirka noqday mid dunida dhan ku baahay sidoo kalena dadka baraha bulshada adeegsadaan isku dir direen.
Lama yaqaan xiriirka ka dhaxeeyo Vikas Gupta iyo Sara Ali Khan balse sawirkaan Sara qaawan tahay inuu soo sarahan baraha bulshada soo dhigo waxay ka dhigan tahay inuu kalsooni ka heesto Sara inkastoo markii dambe cadaadis qabsaday awgeed uu bartiisa Instagram-ka sawirkaan ka saaray.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment