Bulsha:- Xidigada Somaliyeed ahna Safiirada WHO ee caafimaadka Dawlad degaanka Somalida itoobiya Nimco Dareen ayaa hambalyeysey Tedros Adhanom Ghebreyesus oo loo doortay in uu madax u noqdo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO. Nimco ayaa kusoo qortey qoraalka ciwaankeda rasmiga ah ee facebook waxanay tidhi “Congratulation Dr Tedros and Africa in general great achievements for Africa.I envision a world where everyone can lead Healthy and productive lives , regardless of who they are or where they live”.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment