Qorshaha ku darso in dhagaha ay door weyn ka qaataan kicinta ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa.
Qubarada Alcarabiya ee dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u
leeyihiin in ay dharjin karaan lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan .
Qubarada Alcarabiya waxa ay intaa ku darayaan in ay jiraan gabaryaheey erayo macaan oo ay haboon tahay in aad adeegsato xiliga macaankaada uu malabyarowga kugu ciyaarsiinayo waxaana ka mid ah , waxaa tahay ninka aduunka ugu fiican maxa yeelay si weyn ayaad ii kicisay oo aad iigu raaxeysay , Sidoo kale waxaad adeegsan kartaa jirkeyga baahan waa uu kuu baahan yahay , adiga mar waliba si sahal ayaad darenkeyga ku kicisaa nin soo jidasho leh ayaa atahay , raaxadaan oo kale waligey ma arag , waxaan haatan ku biibayaa garabyada
macaanka , raaxo la yaba leh ayaad i tusisay.
Gabaryaheey ogaaw hadalka macaan waa u muhiim inta galmada socoto waxa ayna sii xoojisa macaanka ciyarta kala baxa ah ee sariirta
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment