Bulsha:- Raga soomaalida Hadii ay Baran lahaayeen labadaan Nuuc oo wasmada ka mid ah Naag Garoob ah lama Arki laheen
Ragga badan ayaa inta ay is leeyihin haweeneyda soo jiita ayay waxa ay ku dhaqaaqayaan talaabooyin la yaab leh taasi oo haweeneyda ku qasbeysa in kumanaan Mayl ka fogaato ninka, waxa ayna wartoosiye.com ku sheegeysaa dhowr arin oo haweenka madax wareer ka qaadaan.
1-Xariirka Badan: in aad wicitaan badan ku sameyso haweeneyda aad jeceshahay waxaad ku weyneysaa ixtiraamkii ay kuu haysay , waxa ayna ku qasbeysaa xitaa in ay wayso in ay ku soo hiloowdo , waxaa ninyahoow aan xariifka aheyn kuula gudboon in xariiro kooban la sameyso .
2-Ninka Ku Hor Ooya Haweeneyda: waxaa hubaal ah in haweeneyda jeceshahay ninka dareemaha naxarista leh balse ka digtonaaw niyahow in aad ahaato nin jil jleeca ka batay si aysan haweeneyda u seegin fahamkii ninka ay ka qabtay

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment