Bulsha:- Xidigada da’da yar ee u dhalatay dalka Mareykanka Ariana Grande oo xafladeedi u dambaysay ee ka dhacday magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska weerar argagixiso ay kusoo qaaden kooxda xagjirka ah ee Daacish halkaas oo ay ku naf waayen tiro labaataneeyo qof gaadhaysa oo dhalinyaro u badan, Arintan oo argagax ku abuurtey fanaanadan ayaa sheegtay inay aad uga naxday una xumaatay falkaas xun ee dhacay una balan qaaday inay xaflad cusub u qaban doonto ooy ku taageereyso qoysaskii caruurtooda ku waayay weerarkaas.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment