Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo ay soo Jeedinayaan Wariye Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale,
Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Xildhibaan C.rashiid Xidig, Xubnihii dhowaan Nairobi ku shiray, Waxay kala Kulmeen Dawladda Kenya, ,Faysal Cali Waraabe, Reer maakhir Canfarta iyo Qodobo Qosol badan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment