Bulsha:- Jilaaga Soomaaliyeed ee Hollywood Barkhad Abdi ayaa soo wada filim kale oo Mareykan ah oo ka hadlaya qisa ku saabsan burcadeeda Soomaalida , Filimkan oo lagu magacaabo Dabka ayaa waxaa lagu matalay meel u muuqaal xeebaha Soomaaliya iyadoo qisada filimkana ay ka turjumeyso Canadian nin ah oo la kulmaya burcadaasi oo uu hogaaminayo Barkhad.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment