Bulsha:- Waxaa Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka Aroos Balaadhan Loogu qabtay Fanaanka Soomaaliyeed ee DALMAR YARE iyo AXaaskiisa Huda Daahir.
Xafladii Arooskooda ayaa la sheegay inay ahayd Mudo dheer laga soo Shaqaynayey, Sidii ay ku Noqon lahayd Mid Taariikhda Gasha, oo laga sheekeeyo. WAXAANA AY HALKAASI KUSOO BANDHIGEEN WACDARO KALA DUWAN.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment