Bulsha:- Cilimi baaris lagu sameeyay xiliga ay dumarka ugu jecelyihiin raaxada ayaa lagu sheegay in dumarka ay raaxada ugu Jeceylyihiin marka ay gaaraan da’da 30 sano, inkastoo uu muran ka jiro oo Qubarada qaar ee ku taqasusay cilmiga Jinsig ay qabaan in dumarka ay ugu jeceylyihiin Raxaada iyo galmada xiliga ay dhalmo gooyaan,waxaana lagu qiyaasaa da’da u dhaxeyso 40—45 Sano.
Daraasda ayaa lagu sheegay in dumarka dareenkeeda hoose aad u kordho xiliyadaasi, waxay noqodaan kuwaaan xitaa aan ka xishoonin galmada waxayna la soo baxaysaa qibrado badan iyo farsamooyin aan caadi eheen. Sidoo kale waxaa daraasdaan lagu sheegy in dumarka marka ay joogaan xiliyadaasi aysan ka helin galmada degdeg ah, waxay jecel yihiin in loo raaxeeyo.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
Blogger Comment
Facebook Comment