Bulsha:- Wasaarada Arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland ayaa Dawlada Denmark ku Wareejisay Gabdho Soomaaliyeed oo Dhaqan Celin Loo keenay dalkooda, Islamarkaana ku Jiray Dugsi ku yaala magaalada Hargeisa.
Waalidiinta Caruurda Dalka u keenay Inay wax u Bartaan ayaa ku War helay mar kale in Gabdhihii Halkaasi Ku Jiray lagu Wareejiyey Denmark, Islamarkaana ay Diyaarad lasaaray.
Waxay sheegeen inay tahay wax aad looga Naxo, Waxayna Iyagoo Cadhaysan Gaadheen Wasaarada Arimaha gudaha ee maamulka Somalilnd, waxayna Kulan la yeesheen Yaasiin Faratoon, DAAWO WAXA DHACAY.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment