Daawo Thalia Sodi oo Sawirka Caruurteeda Soo Bandhigtay

Bulsha:-  Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Mexico Thalia Sodi oo ku caan ahayd in aanay baraha bulshada kusoo bandhigin sawirada caruurteeda ayaa markii ugu horeysay tan iyo intay weynaaden soo dhigtay sawir ay kula jiraan wiilkeeda Matthew Alejandro iyo inanteeda Sabrina SakaĆ« iyagoo u dabaaldagaya maalinta Hooyada oo dalkaas looga dabaaldago 15May.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment