Bulsha:- Qoys ku nool guri ku yaala magaalada Louisiana ee dalka Mareykanka ayaa u yeeray ciidamada ilaalada duur joogta si ay ugu kaxeeyaan Yaxaas weyn oo gurigooda soo galay, kaasoo markii ay ciidamada yimaadeen afarta adin ee uu ku socdo ku boobsiiyay jeebada loo adeegsado marka dadka laga xirayo gacmaha.
Arrintaan layaabka leh oo muuqaal laga soo qaaday lagu post gareeyay page-ka Facebook waaxda ilaalinta duur joogta Louisiana ayaa waxaa daawaday malaayiin qof oo commentiyo kumanaan ah ka dhiibtay.



Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment