Bulsha:- Barnaamijka waxaa Suura galisay in uu ku qabsamoo Madashan Quruxda badan Shirkadda Dalxiiska ee MAGOOL.
Waxaan aad ugu mahad Celinyaa Gudoomiye Samafalle Maxamed Yuusuf Tigey,Ahna Gudoomiyaha Shirkadda Dalxiiska ee MAGOOL, oo Si heer sare ah noogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe,Dalxiisna noo geeyay Beeraha Jibagalle oo ilaahay Nimco iyo Barwaaqo dhigay.
Waxaan sidoo kale aad ugu mahad celinayaa iyagana Dhamaan Saaxiibada Xarunta Hiddaha Dhaqanka iyo Suugaanta ee MAHIIGAAN, sida qiimaha badan ee ay noogu soo dhaweeyeen Garoowe.
Lasoco Qaybta Labaad oo Xiiso badan iyo Suugaan Cajiib ah.
Daawo Sawiro Dalxiis




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment