Bulsha:- Xidigaha Fanka iyo Jilista ugu caansan aduunka ayaa kasoo muuqday rooga cas ee Mahrajaanka Aflaamta caalamiga ah ee CANNES qeybtiisi 70aad, Hadaba xidigaha kasoo muuqday waxa ka mid ahaa sanadkan xidigada Mareykan u dhalatay ee Rihanna iyo xidigadaha Bollywood Aishwarya Rai Batchan & Deepika.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment