Bulsha:- Arjun Kapoor Iyo Shraddha Kapoor ayaa xayaysiin weyn u sameynaayo filimkooda Half Girlfriend oo la daawan doona 19 May 2017.
Arjun Kapoor Iyo Shraddha Kapoor ayaan ka qeyb galay bandhiga The Kapil Sharma Show oo xiriiriye ka yahay jilaa iyo shactaroole Kapil Sharma waana show aad looja jacel yahay.
Sido kale waxaa kula wehliyo qoraaga caanka ee sheekada filimkaan buugiisa laga soo min guuriyay ee Chetan Bhagat.
Bandhiga The Kapil Sharma Show waxaa ka qeyb galaan jilaa walbo oo xayaysiin u sameynaayo filimkiisa waana barnaamij si weyn u hirgalay.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment