9 Dhambaal Oo Aad Dib Ugu Soo Ceshan Karto Jaceylkaaga Kaa Xanaaqay

Bulsha:- Ma dooneysaa inaad raali geliso jaceylkaaga,gabadh ama wiil,waxii uu doono ha ahaadee.Waa la gama maarmaan in qofka uu dib u soo ceshan karo lamaanahiisa marka la’isku dhaco ama si kooban la’issu khilaafo.

Ogow,farriimaha Sorry-da ah waxay jilcisaa qalbiga bani’aadamka, gaar ahaan qofka uu kaala dhaxeeyo xiriir sokeeye.

Waa dhaqan wanaagsan in lamaanaha ay muujiyaan dabacsanaan iyo issu-tanaasullaad,waayo raali-gellintu waa waddada keliya ah ee lagu ilaalin karo caafimaad qabka xiriirka lamaanaha.Alcarabiya.com ayaa ku soo xushay 8 qodob oo lagu dhalaalin karo qalbiga qofka ku jecel.

QEYBTA 1-AAD

1-Waad ogtahay inaad aad u qurrux badan tahay,waadna dareensan tahay inaad tahay qof caqli badan,laakiin ma oggid inaan kaa xumahay aniga.

2. Ila joog oo ha iga teggin weligay macaan badan.Waan ka xumahay waxii dhacay.

3-Waan oggahay in ereyga Sorry uusan ku caawin doonin.Balse waan ku raali-gelinayaa ee iga aqbal codsigeyga.

4-Xaaladda aan ku soo celiyo sidii hore oo wanaagga aheyd!Waan murugoonayaa,waana qoomameynayaa.

5-Waxaad u macdahay sida Malabka.Waxaadna u iftiin badan tahay sida Dayaxa oo kale.Haddii aad aqbasho raali-gellinteyda,waxaad noqoneysaa qofkeyga kowaad oo marnaba kaama dheeraan doono.

6-Raali-gellinteydu waxay dhayeysaa boogta ku damqeysa.Waan kuu xiisay Qalbi, waana ku jeclahay.

7-Waan qiranayaa khaladkeyga,waana ka qoomameynayaa waxii dhacay.

8-Farxaddaadu waxay nuurineysaa qalbigeyga waxayna dejineysaa niyaddeydan ku raacday.Dib iigu soo laabo Xayaati.Fadlan i cafi.

9-Waan ka xumahay haddii aan ku dhaawacay.Kula ma doonayo wax xumaan ah.Waxaad tahay jaceylka nafteyda.Dib iigu soo laabo Ruuxii!!
LA SOCO QEYBTA 2-AAD










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment