Bulsha:- Waxaan idiin heynaa 7-atirisho oo Bollywood-ka ka tirsan kuwaas oo ku dayasho mudan ama dumar badan dhiiri galin u noqon karaan madaama cayilka siweyn ula dagaaleen.
Atirishooyinkan waxaa soo martay marxalad ama xaalad ay miisaankooda xadidi waayeen sidoo kalena aad u cayileen laakiin dadaal ayay sameeyeen ayay isaga dhigeen kuwo shuban ama dhuuban.
Waxaan loo dhibtoon laguma dheefsado sidaa darteed hoos kaga bogo 7-atirisho oo miisaanka siweyn isaga dhimeen ama cayilka la dagaaleen haatana jirkooda dhuuban yahay:

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment