Qofka Aad Jeceshahay Oo Aad Ka Bad-badiso Daryeel Iyo Ka Taxadarid Saameyn Intee La’eg ayey Jaceylka Ku Leedahay?!

Bulsha:- Daryeelka ama daneynta , waa mid ka mid ah wadooyinka keena in xariirka labada lamaane uu guuleysto iyo jaceylkooda , sidaas oo ay tahay waa seef laba af leh , haddii daryeelka yaraado waxaa ka dhasha dareen ka gaabin ah .

Inkastoo qofka sameynaya daryeelka badan ay dhab ka tahay hadana qofka kale waxa uu ku abuurayaa dareen ah in la hayste uu yahay isla markaana waxaa adkaaneysaa in uu helo kalsooni

Dad badan ayaa daryeelkooda ku harqiya lamanayaashooda markaas ayay gaarayaan heer talaabo waliba oo qofka nolosha la wadaagayaan faraha la galaan , qofka sidaas lagu sameynayo isna waxa uu dareemayaa qanacsanaan la`aan balse arintaas waa ku soo kordhiseysaa illaa uu dareemo in nolosha guurka tahay sanduuq iyo xabsi joogto ah markaas ayuu raadinayaa waddo uu kaga baxsado .

Hadaba Allsiyaasad.com ayaa ku sheegeysa in haddii daryeelka ama daneynta uu heerkaas gaaro uu isu rogayo arin aan wanaagsaneyn sidaas oo daryeelkana ku weynaya qiimihii uu lahaa
Sidaa darteed waxa aynu kuula talineynaa in daryeelka ama daneynta noqon mid ka bad badis ah











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment