Bulsha:- Waxaa dagaal Gacan ka hadal ah uu dhexmaray Ciyaartooy ka socotay Dalka Soomaaliya iyo Dalka Czech Republic oo ku yaala Badhtamaha Qaarada Yurub.
Labada Kooxood ayaa ku Kulmay Koobka Ciyaaraha Barafka, Waxaana la sheegay in Guul daro ay Halkaasi ka raacday Kooxda ka socotay Soomaaliya oo kasoo Kabanaysa Burburkii gaadhay, DAAWO WAXA DHACAY.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment