Inta Qodob ee Haweenka Lagu Doorto Waa 10 Qodob

Bulsha:- Nimanka kama wada sina Dookhashada Dumarka hasa ahaatee waxaa jira astaamooyin hadii uu wiilku ku doorto gabadha uusan marnaba ku qasaareen taasoo aan soo bandhigeyno haduu Alle idmo.

Hadaba Dumarka waxaa laga fiirshaa marka ugu horeeysa diinteena waana mida kaliyah ee lagu meel mari karo , Ha dhibsan hana is dhihin nolol adag ayaad galaysaa hadii aad guursato gabadh diinta kaaga wanaagsan waxaa hubaal ah inaad ku meel mari doonto gurigaaguna kuu bulaali doono.

Intaas kadib 10 Sadar oo midkiiba ka hadlaya Afar dumarka lagu doorto ayaan jecelnahay ka iftineducation.com ahaan inaan idiin soo bandhigno :

1-Ugu horeeyn Afar ay u caddahay: indhaha, ilkaha, ciddiyaha iyo midabka.

2-Afar ay u castahay: carrabka, ciridka, dhabannada iyo dibnaha.

3-Afar ay ciriiri u tahay: sanka, dhegaha, xuddunta iyo cambarka.

4-Afar ay u carfayso: sanka, afka, kilkilaha iyo cambarka.

5-Afar ay u madowdahay: sunniyaha, timaha, indhaha wiilkooda iyo baararkooda.

6-Afar ay u weyn tahay: joogga, garbaha, feeraha iyo barida.

7-Afar ay u wareegsan tahay: madaxa, indhaha, cududdada iyo kubabka.

8-Afar ay u ballaaran tahay: foolka, indhaha, shafka iyo cajarrada.

9-Afar ay u yar tahay: dhegaha, cagaha, afka iyo calaacullada.

10-Afar ay u jilcan tahay: sunniyada, sanka, dibnaha iyo dhexda.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment