DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro

Bulsha:- Waa Digniin ku socoto dadka daawada filimada anshax xumada ah.
Daraasaad Cusub ay sameysay jaamacad ku taala wadanka mareykanka
ayaa sheegtay in wasmada badan ee la daawado laga qaado cuduro ku
dhaco maskaxda ay na u darantaya raga iyo dumarka iney daawadaan
wasmada video-ga lasoo duubay. taasoo wax u dhimeyso maskaxda.

Waxey kaloo sheegeen culumadaan iney dhibaato ku keento qofka
wasmada badan daawada mustaqbalka inuu gabo kacsiga dhamaan.

Taas ugu danbeyn qaniis ka dhigeysa nina wasmada badan daawada iyo
waliba haweenkana waa lamid.

Shabakada gaaloos.com oo idin soo tarjuntay war bixintaan mar






walbana diyaar idin kula ah in ay idin ka haqab tirdo u adeega bulshada
iyo qooyska intaba











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment