Bulsha:- Maxaa Keena Cuncunka gabdhaha xubanahooda taranka
Ku imaada: Ogow Cilmiga in bulshada loo bandhigo lagama xishoodo…
Marka haweenayda ay nadaafadda ku dadaali weyso waxaa u imaan kara cuduro oo dhib weyn u keeni kara xubnaha taranka dumarka, tusaale
ahaan naagta waxaa laga rabaa inay iska nadiifiso mar walba cambarka waa inay iska xiirtaa shuunka mar kasta ma fiicna inay deyso
shuunka waayo waxay keenayaan kulayl meesha
dhidid badan ayaa ka imaanaya nabro ayaa laga yaabaa inay ka soo baxaan marka bisqinta ay
badato, teeda kale waxay keeni kartaa inay injir
ka timaha hoose gasho, taas waa midda
banaanka siilka la xiriirto midda gudaha boqa waa
inay dhaqdaa oo ay ka ilaalisaa wasakha iyo
bagteeriyada,
haddii ay ku aragto cucun waa inay biyo kulul
iyo cusbo ku nadiifisaa, haweenka buuran gaar
ahaan aad baa looga rabaa inay shuukooda xiiraan waayo hoostooda
aad bay u laaban tahay, sidoo kale kilkilaha waa inay xiirtaa naagta,
shiir badan ayay yeelan kartaa haddii timaha kilikila ay sii dayso,
marka galmada naaagta ku bilaabato haddii aysan nadiif ahayn ninka
raaxada way ka haadaysaa, nacayb ayaa u imaanaya ninkeeda.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKAFekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment