DAAWO: Markii SRK, Aamir Iyo Katrina Kaif Laga Qabtay Sawirro Aan Habooneyn Iyagoo Sameynaya Ficillo Jaceyl Ah

Bulsha:- Xiddigaha Bollywood aad ayaa loo jecel yahay sheenooyinka ay sameeyaan marka ay duubayaan heesaha aflaantooda, gaar ahaan ficillada jaceylka ah.

Balse qaabka ay u matalaan markasta ma ahan mid u dhaca sidii loo qorsheeyey. Mararka qaar qaladaad muuqda ayey sameeyaan oo filimka laga reebo, isla waqtigaasna waxaa laga qabtaa sawirro taariikhi ah.

Xiddigaha Bollywood ayaa sidoo kale la siiyaa tababar badan oo la xiriira sida loo matalo ficillada jaceylka ah. Haddii aad aragto Shah Rukh Khan oo loo yaqaano Bollywood King Of Romance oo jilliin dareen leh la sameynaya cid aan aheyn Katrina Kaif sidii qorshuhu ahaa qosol ayaa kaasoo fakan doona.

Balse tani waa ay dhacday waana rasmi, intii la duubayey heesta Saans me teri saans ee filimkii Jab Tak hai Jaan, Shah Rukh Khan wuxuu sida la daawaday jaceyl la wadaagayaa Katrina Kaif.

Balse intii la duubayey heestaan SRK ayaa gabadha sawir qaadaha ah Vaibhavi Merchant wuxuu tusay awooddiisa uu u leeyahay jilliinka jaceylka, ogoowna kaamirada horteeda ayaa la joogaa.

Inta badan marka aan daawaneyno farriimaha jaceylka ah ee xiddigaha Bollywood waxaan sheegnaa in atooraha iyo atariishadu ay si aad ah isku fahamsan yihiin, laakiin marka laguu soo bandhigo waxa rasmiga ah ee ka dhacay goobta duubista filimka waxaad diidi doontaa kiiska laguu soo bandhigaayo.


Halkaan hoose ka daawo sawirrada laga soo qabtay xiddigaha Bollywood oo sameynaya farriin jaceyl ah iyagoo sawirradaani ay yihiin kuwo guuldarreystay oo aan filimka lagu darin.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment