Bulsha:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku yimid dalka Turkiga kadib markii uu casuumaad ka helay madaxweynaha Turkiga, Iyadoona Wafdiga madaxwaynaha Halkaasi si balaadhan loogu soo dhoweeyay.
Kulamo kala duwan ayaa wuxuu Magaalada Ankara ku yeelan doona Labada Madaxweyne iyadoo la rajeenayo inay kala saxiixdaan heshiiyo cusub iyo kuwa ay dowladdii Xasan Shiikh bilowday.
“Labada Madaxweyne ee Turkiga iyo Soomaaliya waxay hoggaamin doonaan wada xaajood dhex mari doona labada dhinac, waxaa la saxiixi doonaa heshiisyo cusub oo dhex mara labada dowladood, xoojinta xiriirka labada dal” ayuu yiri Yuusuf Garaad Wasiirka Arimaha debedda Soomaaliya.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment