Xiriir Kastoo Jaceyl ah Waxaa Lagama Maarmaan U ah In Laga Helo Labadaan Arimood..

Bulsha:- Inkastoo aysan sahal ahyn inaad ka been sheegto haasaawaha Jaceylka hadana waxaan jeclahay inaan kugu biiriyo 2 qodob oo kaa saacidaya inaad Xariirkaaga kaga guul gaarto. -) NAXARIIS JOOGTA AH :

Waxaa labada lamaane lama huraan u ah ineey naxariis isa dareen siiyaan kuwaasoo is dhimrintoodu caawimaad u noqon doonto in uu Xariirkaagi Nagaado. -)

KALSOONI : labada lamaane waxaa u muhiim ah ineey kalsooni labada dhinacba ka kala helaan si xariirkoodu u nagaado , Kalsooni ma noqoto tan afka la iska dhaho waan kugu kalsoonahay. 

Kalsoonida waa mida qalbiga ku timaad waxaadna ogaan kartaa in Lamaankaagu kugu kalsoonyahay marka aad gaarsiisantahay heer uu iska hilmaamo Shaki uu naftaada ka qaado. 


Naf walbo waxa ay ogtahay waxa u roon iyo dhibka waxa u keeni kara , waxaana wanaagsan inaad mar walbo ku dadaasho qancinta lamaankaaga iskana ilaaliso wax walboo isku dhac keena










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment