War Cusub Tamannah Ayaa Baadi Goobeysa Murqaaniga Weyn Ee John Abraham !!

Bulsha:- Atariishada koonfur hindiya awooda weyn kuleh ee Tamnnah Bhatia ayaa doon dooneysa rabtana inay halmashruuc iskala soomuuqdan ayada iyo John Abraham, xidigtaan ayaa saxiixatay sanadkan dhowr filim waliba shirkado badan ayee la saxiixatay waxaan kamid ah shirkadaas Bollywoodka.

markii hore waxay aheyd Shruti Haasan taaso John lasameysay filimkii Rcoky Handsome, hadana wa Tamannah oo dooneysa in ay lasameeso filimka Chor Nikal Ke Bhaaga filimkaan ayaa waxaa lashegay Tamannah in ay cayaari doonto door ah gabdhaha diyaaradaha kashaqeyaan Air Hostess ka ah.

Tamannah ayaa usaxiixan mashruucyo kale oo ay kamidyihiin  inay kasoo muuqan doonto filimka asigoo Tamil ah dib loosameyn doono eePelli Choopulu,  waxay kaloo filim la hogaamin doonta jilaaga weyn ee Chyaan Vkram iyo waliba filimkii Queen ayaa usaxiixan asigooo Teluguah dib loosameyn doono.

kama marna meesha filimka weyn ee sida weyn loosugayo sanadkan Baahubali2, waa mid kamid ah filimda saadika loosugayo sanadkan qofwalbana wuxuu rabaa inuu ogaado sababta uu Katppa u dilay Baahubali.

waxaan la daawan doona filimkaani 28 bisha April ee sanadkaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment