Bulsha:- Anushka Sharma filimkeeda Phillauri oo ay hogaamiye iyo soo saare ka tahay ayaa tiyaatarada laga daawan doonaa Jimcadaan waana filim sheekadiisa ay amaaneen dadka lagu casuumay daawashadiisa.
Hadaba Shah Rukh Khan, Rekha, Alia Bhatt, Sidharth Malhotra iyo jilaayaal kale ayaa lagu casuumay daawashada filimkaan sidoo kalena mid walbo oo daawaday fariintiisa amaan ayuu kala dul dhacay.
Koley Jimcadaan ayaan ogaan doonaa amaanta filimka Phillauri laga sheegayo iyo sida ay daawadayaasha usoo dhaweeyaan balse hoos kaga bogo jilaayaasha lagu casuumay daawashada filimkaan:
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO

Blogger Comment
Facebook Comment