Sawiro Ka Turjumaayo Sida Sonakshi Sinha Ay Isku Badashay: Shalay Cayil Maata Caato

Bulsha:-  Atirishada soo jiidashada badan Sonakshi Sinha waligeed waxay ahaan jirta gabbar cayilan oo miisaanka ku badan yahay.

Balse markii ay go’aan qaadatay inay filimada kusoo biirto ayay miisaanka xoogaa iska dhintay inkastoo bilawgeeda waayaheeda fanka laga dareemi karo weli in cayil ku jiray xidigtaan.

Hadaba Sonakshi Sinha dhawaanahan hawl xoogan ayay iska qabatay waxayna iska dhigtay gabbar shuban oo caato ah sidoo kalena meel iska saartay cayilkii wareerin jiray.

Sonakshi Sinha maanta waa gabbar la saaxiib ah Gym-ka sidoo kalena xili walbo jirdhis dhexda kaga jirto xitaa hadii ay fasax ama nasiino ku jirto.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment