Qaabka Carabka Loogu Raaxeeyo geedka haweenka

Bulsha:- Dareemaha Jaceylka ayaa qalbiga haweenka ku bilaaba in uu ku ciyaaro iyadoo rabitaankaasi xoogan oo ku aadan in ay helaan qiso jaceyl oo ay ku noolaadaan ayay gabartu raadineysaa qof ay weydaarsato jaceylkaasi ay rajeyneyso . 

Marka la fiiriyo jaceylkaas waa mid si weyn uga duwan jaceylka dhabta ah ee waara , mana yaqaanaan haweenka jaceylka bilaawga uu ku yahay sirta jaceylka hadaba gaaloos.com ayaa ku siineysa wax yaabaha muhiimka ee ay gabartu ka aqoon jaceylka . 

1 Jaceylka Waa Mas`uuliyad : gabadha ayaa marka ay ku jirto bilaawga jaceylka u haysata in jaceylka yahay hub ay kula dagaalamayso qofkii cariiriya xorayadeeda una haysta in weli ay yar tahay , balse gabdhaha jaceylka ku cusub waxa aysan garaneyn ayaa ah in jaceylka yahay mas`uuliyad ,ogoow jaceylka waa qadarin , sameynta jaceyl dhab ah waxaa u sal ah kalsooni iyo is fahan . 

2 Jaceylka Waa Joogteyn : Jaceylka waa hishiis laba qof ku balamayaan in ay fuliyaan dhamaan sharciyadiisa tanina gabdhaha jaceylka ku cusub ayaan garaneyn una haysta kaliya in uu yahay is weydaarsi erayada jilicsan balse waa mas`uuliyad intaas ka weyn .










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment