Nin Beeraleey Ah Oo Loo Gaarey £2,400 Weeshiisa Shanta Lug Leh, Dad Caabudo Lo’da Ayaa Rabo Iney Iibsadan!!

Bulsha:- Abhinav Abrol oo 24 jir ayaa argagax ka muujiyey kooxda booqashada ugu imaaneyso weeshiisa Shanta lug leh ee dhawaan u dhalatey. Weysha ayaa caafimadkeda taam yahay wallow lug dheeri ah ey leedahay.

Dadka ku dhaqan magaaladas ayaa aaminsan neefka lo’da inu diimahoda la xariiro walxaha lacaabudo. Nin kamid ah qolada caabudo ayaa beeraleyga u bandhigey lacag dhan 200,000 Indian Rupess oo u dhiganto £2,400.

Laakinse Mr Abrol oo kasoo jeedo gobolka Ludhiana ee Punjab, India ayaa diidey inuu ku badasho wax aduun ah asigoo ku tilmaamey neefkisa inuu k aqaalisan yahay.

Nin deriskiisa ayaa warbaahinta usheegey in  Abrol loo bandhigey lacag gaareyso 200,000 Rupees laakinse milkiilaha weysha ayaa iska diidey asigo u hibeeye aabihisa.

Weysha aya noqotey mid caan ah oo dadka meela fog ooga uga soo daawasho tagaan…..

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Soona Turjumay Yahye Yusuf………











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment