Bulsha:- Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah asaaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto . Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada . Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato
Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay
lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u
leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada ku heli karto si uu
ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu macaanka galmada ku heli karo
ayaa keenta in labada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin
DAAWO MUUQAALKAN
![](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhGAuJe5JzDxar5xM15xsOJA54uk77O8jy-urHCK-JB8CvjFdRW0W9JYTWs3Dwv9FZKUQ2DJA8DY1gfG84sNUiW17v42KPxLCzCQim5oWKfuu0QpOeDH2wm2sly8G_SRiZhdLeHsKgqBDAe/s640/tv3.jpg)
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment