Bulsha:- Waa Cashir Muhiim Ah.Hordhaca galmada wuxuu leeyahay dhowr tallaabo oo si talantaalli ah loo qaado, si loo gaaro tallaabada ugu dambeysa oo ah galmada tooska ah.
ISDIYAARINTA Labada qof ee isqaba waxaa la gudboon inay si wanaagsan galmada isugu diyaariyaan.
Waa inay qubaystaan, afka cadaysadaan, iscarfiyaan, isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment