Macaanka galmada Xubinta taranka haweenka oo cidhiidhi noqota

Bulsha:- Khabiiro badan oo ka faallooda arrimaha galmada iyo qoyska ayaa ku dooday inay galmada faraha badan keento farxad farabadan, laakiin daraasad la sameeyey ayaa lagu soo saaray natiijo rasmi ah. Haddii laguu sheegi jiray inaad ku qasban tahay inaad waqti badan ku qarash gareyso la galmoodka lammaantaada si aad farxad badan u hesho, isla markaana aad qaadan jirtay waanada nuucaas ah, hadda waxaad ku qasban tahay inaad ka fogaato. 

Baaritaankii ugu dambeeyey oo ay sameeyeen khuburo ka socota jaamacadda Carnegie Mellon University ayaana laguu ogaaday in aysan galmada faraha badan keenin farxad badan, bedelkeedana ay hoos u dhigto farxadda qoyska. Professor George Leowenstein, oo dhaqaalaha iyo cilmunafsiga ka dhiga jaamacadda Carnegie Mellon University iyo kooxdiisa ayaana daraasaddaan sameeyey waxayna la kulmeen in ka badan 1,288 lammaane muddo 90 cisho ah oo ay baaritaankaan wadeen.

RIIX HALKAAN HOOSE











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment