layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo

Bulsha:- Gudniinka fricooniga ayaa waxa uu sababaa in la gooyo gabi ahaanba xubinta loo yaqaano kintirka oo ah halka ay haweeneydo ka dareento raaxada xiliga galmada lagu guda jiro,taas oo haween fara badan dhibaato ku haayo oo aanan u raaxeysan karin sida haweenka kale ee aanan la gudin ee xubinta kintirka uu walli sidiisii ugu yaalo. Hadaba


dhaqtar u dhashay wadanka burkino faso ayaa waxaa uu soo ogaaday in xubinta kintirka uu dhirirkiisu la eg yahay 10 sentimitir ,oo ay banaanka u soo baxsantahay 23 sentimitir waxa ay dadka jaraana ay tahay kaliya inta banaanka u soo baxsan ,iyada oo inta badan xubinta kintirka ay gudaha ku jirto.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment