Bulsha:- Laba fanaan oo xalay soo saaray Hees muuqaal Ahaan dhigmata Galmo caadi Ah Daawo
Fanaaniinta Hinda Habi & Zeki Daljir oo Ah laba fanaan fanka ku cusub
ayaa waxa ay xalay soo saareen Hees ladhihi karo waa heestii ugu
anshaxa xumeed Abid oo ay soosaaraan fanaaniin soomaali ah marka
laga Reebo cumar shooli iyo Saadaq seyga lakiin muuqaalka ayaa Ah mid
kaduwan kuwii horay loogu yaqiin fanaaniintii
soomaalida.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment