Bulsha:- Lamaanaha wada nool waa kuwa badanaa waqtiyadooda kuwada qaata kaftan iyo fara kacayaan si midkan uqanciyo dhigiisa.
Daraasad la sameeyey Bishii dhamaadkii bishii lasoo dhaafay ee September ayaa lagu sheegay in waxyaabaha cuqdad nafsiga keenay ay kamid tahay kaftanka oon la qiimeen halka uu ku aadanyahay.
Hadaba kaftanadaasi waxaad moodaa in waqtiyada qaar laga yaabo inuu kuu horseedo burbur sahlaya kala tagiina oodnaan ebid isku soo laaban.
Waxyaabaha aanan laga kaftamin waxaa kamid ah , inaad hadal daciifnimo ah kula hadashid lamaankaaga/lamaantaada, taasoo dareen gaar ah ku dhalin kara.
Tusaale haku kaftamina inaad reerkiina,isku foorjeesaan, haku kaftamina inaad soo hadal qaado waxyaabo uu dhibsanayo dhigaaga, hasoo xasuusin waxyaabo tagay oon habooneen in la xasuusto
Hadaba waxaa wanaagsan kaftanku inuu ku saleesnaado waxyaabo aanan kasoo meel
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO

Blogger Comment
Facebook Comment