Kaalinta ay Gaajada iyo Dheregta ku Lee Yihiin Galmada (Keebaa ku fiican?)

Bulsha:- Cunto la’aan ama qofka oo baahan (qofka oo qatan) wuu galmoon karaa haddii uu caafimaad qabo oo uu xooggan yahay, inkasta oo aysan fiicneyn.

Inta badan waxa fiican in uu san qofku galmo sameynin, haddii uu:-

– Gaajeysan yahay ama uu san cunto fiican soo cunin 6dii saac ee ka horeysay waqtiga galmada xaadirka ah.

– Haddii uu aad u dharagsan yahay oo uu cunto waqtigaas ka fara meydhay.

– Haddii uu kaniini xoojiya liqay waqtiga galmada ay bilow tahay.

– Haddii uu daalan ama uu xanaaqsan yahay ama uu werwersan yahay .

Marka, waxaa haboon in mar walba hal saac ka hor loo diyaar garoobo galmada.

Tusaale ahaan: in marka la cunteeyo hal saac ka dib hawsha la bilaabo, in marka la qaato daawo, irbad IWM… Iyana saacad ka dib la bilaabo.

Mar walbana waa in ay labada dhinac yihiin kuwo diyaar ka ah dhan walba sida ayagoo dharag dhacsan, soo qubeystay, gogol diyaarsan, caruurtii oo

goor hore la habeeyey… IWM.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment