Hooyo Soomaali Candian ah Oo gaalada ka qaateen caruurteeda -Daawo

Bulsha:- Hooyo Somali-Canadian ah ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday murugo iyo wel wel baaxad weyn ka dib markii caruurteeda laga qaatey oo la siiyey si ay u korsadaan qoys gaalo ah. 


Hooyadaan Soomaaliyeed oo aan magaceeda la shaacin laakiinse ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay in laba caruur ah oo ay habar yar u tahay oo la siiyey si ay u korsadaan oo ay u barbaariyaan qoys gaalo ah ay ka muujisay wel wel iyo walaac baaxad weyn iyadoona ay hooyadaas codsatey in caruurtaas lagu soo wareejiyo masuuliyadooda si ay ayadu ay u koriso.





Hooyadaan ayaa waxay ku tilmaantey wax laga xumaado in caruur Soomaaliyeed loo dhiibo si ay u koriyaan dad gaalo ah oo aysan isku dhaqan iyo diin midna aysan ahayn arintaas oo ayna ku tilmaamntey inay sababi karto inuu ilmahaas Soomaaliyeed uu ku dhaco dhaqan doorsoon islamarkaana ay meesha ka baxdo diintooda iyo dhaqankoodaba.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment