Hadii Aad Tahay Shaqsi Guur Doon Ah Ka Hor Intaadan Guursan Iska Hubi Sadaxdaan Arimood.

Bulsha:- Guurku waxa uu xal uyahay qof walbo oo aan guursanin waxa aynu Lamaanayaashu Xariir wadaag unoqdaan ineey hadafkooda ka mira dhaliyaan noqdaana kuwa aayo Danbe iyo Awlaad kala hela. Guurkaaga kahor ka fiirso 3 Arimood kuwaasoo Midi tahay inaad Ragga ka fiiriso , Midna Dumarka , midna Rag iyo dumarba iska fiirshaan.

1) Tan koowaad inaad Haweeneeyda aad mustaq wadaaga noqon doontaan ka fiiriso dhanka Caqliga si beri ay isku maamusho hana ka baqan in caqligeeda badan ay adiga kugu maamusho , waxaa ka qiimo badan ineey beri Gurigaaga ku maamusho.

2) Seygaaga Mustaqbalka Gabaryahay ku xilo inaad ka fiiriso Aqoonta Nuucyadeeda kala duwan maadaama ay muhiim u tahay Caruurta aad Hooyada unoqon doonto iyo Noloshaada.

3) Tan guud iska ilaali inaad Nolosha la wadaagto qof dhowr mar ku niyad jabay Xariir uu sameeyey , mar hadii aad nolosha la wadaagto qof dhowr jeer jaceyl sameeyey una suurtoobi weysay inuu ka guul gaaro , ogoow qofkaasi waa niyad jab socda kuuma haboona inaad nolol la wdaaagto.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment