Bulsha:- THE BEACH ayaa dhowaanahaan u muuqda mid kasii baxaya xadkii loogu talogalay.
Muuqaal lagu soo bandhigi doono showgaan Talaadada soo aadan ayaana si qarsooni ah loo helay laakiin waxa ka dhacaya waxay u muuqdaan galmo toos ah.
Talaadada soo aadan waxaa la daawan doonaa xalqadda ugu dambeysa tixanahaan, laakiin Stephen Bear ayaa kusoo bandhigi doona isagoo galmo la sameynaya gabadha caanka ah Aimee Kimber, markaan waxaa la aaminsan yahay in si dhab ah loo jilay galmadaan.
Wiilkaan hore ugu soo guuleystay showga The Celebrity Big Brother ayaana sheegay inay habeenkaas noqon doonto habeenkii galmada. Si kastaba ha ahaatee,
daawadeyaasha oo dhan waxaa ay isweydiinayaan sida uu Bear u awoodi doono inuu isla habeenkaan galmo la sameeyo Lillie Lexie Gregg oo uu ka ballanqaaday inay gurigeeda ku baashaali doonaan.
Tixanaha shanaad ee THE BEACH ayaa waxaa lasoo afjari doonaa Talaadada,
10pm xilliga UK ayaana la daawan doonaa, waxaadna ka daawan kartaa MTV. Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment