Bulsha:- Daraasad cusub oo lagu sameeyey dalka mareykanka ayaa sheegtay in dumara Gaagaaban ay ka hor helaan Raga dumarka dhaadheer ama ay kahor guursadaan isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin, Hablaha gaagaab oo had iyo jeer qaata kabo cidhib dheer oo ay isku dheereeyaan yaa daraasadan oo lagu sameeyey jaamacadaha Harvord &; Oxfod University ay sheegeen in dumarka gaagaaban ay uga nasiib badan yihiin dumarka dhaadheer helida Raga isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin.
Dr. Daniel Nettle oo ka tirsan jaamacada Open University ee dalka ingiriiska ayaa sheegay in sababta ay uga dhalmo bateen dumarka Gaagaaban kuwa dhaadheer inay tahay wakhtiga Caadadooda oo aad isugu dhow dhow
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO

Blogger Comment
Facebook Comment