Bulsha:- Sideed ula bilaabi kartaa wada sheekaysi qof kugu cusub oo aanad garanayn? Maxay yihiin erayada ku haboon ee ay tahay inaad tidhaahdaa? Maxayse yihiin ficilada saxda ah ee ay tahay inaad qaadaa?
Muuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin si heersare ah kaaga caawin doona inaad hadasho wiil, gabadh ama qof aad isku cusub tihiin.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment