Bulsha:- Haddii aad boodi goobeyso in aad ogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa gaaloos ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato.
Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee jaceylka kana qarin dareemihiisa Jaceyl ee uu u hayo .
Waa nin xittaa bulsahda dhexdeeda ku qarin sida uu ula tacajubsan yahay lamaantiisa , waxa ay haweenka ka helaan nin weydiiya waxa ay xiiseyneyso .
Kalsooni : haweeneyda waligeed xariir lama yeeelato nin aan awoodin muujinta ra`yigiisaa ama u dagaalami karin waxa uu doonayo balse waxa ay dooneysaa nin isku kalsoon oo garanaya waxa uu doonayo iyo sida uu uga gun gaari karo waxa uu tiigsanyo , ma jecla nin dad kale raaco oo koobiyeeya balse waxa ay ka heshaa nin ku qanacsan shaqsiyadiisa.
Daacadnimo : si waliba oo uu ninka u yahay mid guuleysta , caqli badan aadna u qurux badan haddii ay haweeneyda ku aragato qiyaano ama oofin la`aan dhanka balanta ah waa ay ka carartaa gaaloos waxa ay ku leedahay waxa ay haweeneyda dooneysaa nin ay ku dareento ammaan dhanka xariirka jaceylka ah .
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment