WAR DEG DEG HANBALYO.HANBALYO Madaxwayne Maxamed C.lahi Farmaajo

Bulsha:-  Madaxwaynihii Hore ee Dawlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ku dxhowaaqay inuu isaga Hadhay Doorashada Wareega Sadexaad, Isagoo Hanbalyo u diray Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

Maxamed C.laahi Farmaajo Ayaa Wareegii Labaad wuxuu Helay Codadkii ugu Badnaa, Kuwaasi oo gaadhay 184-Cod, iyadoo Xasan sheekh uu helay 97-Cod, Waxaana sidoo kale Sheekh Shariif oo kusoo Xigay uu Helay 46-cod.

Madaxwayne Cusuba Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Hada Madashaasi Xilka uu Qabtay Loogu dhaariyey.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment